Daawo Sawirada :Imtixaanaadkii Shahaadada Dhexe ee Sannad Dugsiyeedkan ee Dallada SAFE oo la soo Gabagabeeyey
Waxaa  la soo Gabagabeeyey Imitixaanaadkii Sannad Dugsiyeedka 2017-2018 ee Shahaadada Dugsiyada Dhexe ee Dallada Waxbarashada ee SAFE, waxaana Sannadkaan Imtixaanaadkii u Fariistey Ardeydii ugu Badneyd...