Ciidamada Dowlada oo soo bandhigay dagaalame lagu qabtay dagaal xalay ka dhacay Baardheere (Sawirro)
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay gallinkii dambe weerar xoogan waxa ay ku qaadeen fariisin ciidanka Milatariga Soomaaliya ku lahaayeen Buundada degmada Baardheere. Dagaal xoogan...