Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo saakay ka dhoofay Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka dhoofay garoonka Aadan Cadde iyaga oo kusii jeeda Boqortooyada Sacuudi Carabiya....