Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Xukuumada Kheyre oo Hogaan cusub doortay (Akhriso Magacyada)
Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Xukuumada Soomaaliya ee ku mideysan Kudlada Horusocod ayaa hogaan cusub doortay kadib kulamo maalmihii lasoo dhaafay Xildhibaanadaasi ku lahaayeen Muqdisho. Kudlada Horusocod...