War Deg Deg Ah: Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo goordhaw bilaabatay
Waxaa goordhaw xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada Gudoomiyaha golaha Shacabka, waxaana kursigan ku tartamaya 11-Musharax. Xildhibaanada ayaa maanta si rasmi ah...