Booliiska Gobalka Georgia ee dalka Mareykanka ayaa toogasho ku dilay haweeney Soomaali ah oo la sheegay in madaxa looga jiray, waxaana dilkan si weyn uga...
Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa maanta agagaarka Isgooska Howl Wadaag ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen haweeney la sheegay in ay u shaqeeneysay Hay’ada...
Baraha bulshada ayaa maanta si weyn looga hadal hayaa dhacdo dad badan ka caroodeen kadib markii Ciyaartowda Qaranka 17-sano jirada ee maanta dalka kusoo laabtay...
Waxaa goordhaw ka tanaasulay in ay ka qeyb galaan Wareega labaad Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka Musharaxiinta kala ah Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo Shariif...
Waxaa goordhaw soo dhamaatay codeynta Wareega koobaad ee doorashada Gudoomiyaha golaha Shacabka, waxaana goordhaw la filayaa in ay bilaabato tirinta codadka. Doorashada waxaa ku tartamaya...
Waxaa goordhaw Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka in uu u tartamo ka tanaasulay Musharax Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe   oo horey uga mid ahaa Xildhibaanada...