Dowlada oo shaacisay cida ka dambeysay Afduub Haweeney Jarmal ah loogu geestay Muqdisho
Dabley hubeesan ayaa xalay Degmada Wadajir gaar ahaan Laami Yaraha Soobe Guri kuyaalay waxa ay ka afduubteen Haweeney u dhalatay dalka Jarmalka oo u shaqeeneysay...