Raisul Wasaare Kheyre oo codsaday in Somalia laga qaado cuna-qabataynta hubka (Daawo Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socday Hay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan cuna-qabataynta Hubka Soomaalliya....