Madaxtooyada iyo Shariif Xasan oo isku fahmi la’ Shaqsiga laga dhigayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka
Waxaa lagu wadaa 30-ka bishan in magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waxaana xilkan isku soo sharaxay Xildhibaano badan oo kasoo jeeda beesha Digil...