Max’ed Mursal Shiikh C/raxmaan oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay
Guddoomiyaha cusub ee Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/Raxmaan ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Gudoomiyihii hore ee golaha Shacabka Maxamed Sheekh...