Wasiir booqday Jiida hore ay ku sugan yihiin Ciidamada Puntland (Daawo Sawirada)
Masuuliyiin katirsan maamulka Puntland ayaa booqday jiida hore ee isku horfadhiyaan ciidamada maamulada Soomaaliland iyo Puntland, xili wali halkaasi ka jirto xiisad dagaal. Wasiirkaa Wasaarada...