Kadib finalkii UEFA Champions League laba arimood ayaa noqday waxa ugu hadal haynta badan ee ka hadhay kulankii Kiev, waxayna kala yihiin qaladaadkii goolhaye Loris...
Waxaa saakay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad siday dad ka badan 150-qof oo Soomaali ah kuwaa oo ku dhibaateesnaa Gudaha...
Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxo hubeesan xalay deegaan kuyaala duleedka magaaladaasi ku dileen nin kamid ahaa Ergadii...
Waxaa  la soo Gabagabeeyey Imitixaanaadkii Sannad Dugsiyeedka 2017-2018 ee Shahaadada Dugsiyada Dhexe ee Dallada Waxbarashada ee SAFE, waxaana Sannadkaan Imtixaanaadkii u Fariistey Ardeydii ugu Badneyd...
Wasiiru dowlihii hore ee Cadaaladda Jen. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sharci ku tilmaamay xil ka qaadistii Madaxweyne Farmaajo uu ku sameeyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...
Waxaa dood dhinaca sharciga ah ka taagan tahay Xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku sameeyay Gudoomiyihii Maxkamada sare ee dalka iyo magacaabista...
Waxaa galabta siyaabo kala duwan dilal uga dhaceen xaafado katirsan magaalada Muqdisho, xili magaalada ka howl galayaan ciidamo badan oo loogu tala galay xaqiijinta amaanka...