Khayre oo Booqday Dekadda Dooraale iyo xarunta isgaarsiinta Jabuuti (Daawo Sawirada)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan joogay Jabuuti ayaa booqday xarunta isgaarsiinta dalkaas iyo Dekadda Dooraale....