Wado Laami si qurux badan loo dhisay oo maanta xariga looga jaray Garawe (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taarikhdu tahay 10 June 2018 ayaa waxa uu xarigga ka jaray waddada Wasaaraddaha...