R/Wasaare Khayre oo Xalay lugta soo mariyay qeybo badan oo Muqdisho kamid ah (Daawo Sawirada)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyayaasha Booliska iyo Asluubta, ayaa xalay kormeer ku tagay Xarunta...