Safiirka dowladda Swedan u fadhiya Soomaaliya Ambassador Andreas von Uexküll oo muddo ku dhaw Todobaad ku sugnaa Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland ayaa ka qeyb...
Waxaa goordhaw iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya uu ka dhacay agagaarka Isgooska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho . Sida aan Wararka...
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka sidoo kale ahaa Madaxa CIA Mike Pompeo ayaa la ogaaday in booqasho qarsoodi ah ku tagay dalka Waqooyiga Kuuriya...
Warbaahinta Imaaradka Carabta ayaa bilowday in ay faafiso waxyaabo aan jirin oo ku saabsan dalka Qatar si loo xumeeyo xeriirka wanaagsan ee kala dhaxeeya Soomaaliya....