Madaxweyne Cirro oo magacaabistii ugu horreysay maanta sameeyay
Madaxweynaha cusub ee maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-002/122024 uu ku magacaabay Af-hayeenka cusub Madaxweynaha Somaliland. Wareegtada...