NEWS Turkiga oo qaaday tallaabooyin uu xal ugu raadinayo dagaalka ka socda SudanCabdi CadeJanuary 6, 2025January 6, 2025 by Cabdi CadeJanuary 6, 2025January 6, 20250 Suudaan ayaa maanta soo dhaweysay hindisaha Turkiga ee lagu joojinayo dagaalka 20 bilood socda , kaddib kulan ay magaalada Port Suudaan ku yeesheen taliyaha ciidanka... Read more
NEWS Xamaas iyo Israa’il oo wadahadallo isku mari la’ iyo liiska maxaaniis ay Xamaas …Cabdi CadeJanuary 6, 2025 by Cabdi CadeJanuary 6, 20250 Isara’il iyo Xamaas ayaa Axaddii isku mari waayay wajiga koowaad ee heshiis xabbad joojin ah oo ka hirgala Gaza iyo sii deynta qaar ka mid... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo xilka u kala wareejiyay labo wasiir (Sawirro)Cabdi CadeJanuary 5, 2025January 5, 2025 by Cabdi CadeJanuary 5, 2025January 5, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah xilalka ugu kala wareejiyey Wasiirrada Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada iyo... Read more
NEWS Askari ka dagaallamay Gaza oo dirqi uga badbaaday xarig xilli uu Dalxiis ku jirayCabdi CadeJanuary 5, 2025 by Cabdi CadeJanuary 5, 20250 Nin askari ah oo katirsanaa ciidamada Yahuuda Israa’iil ee xasuuqa baahsan ka wada magaalada Gaza ee dhulka reer Falastiin , ayaa si dirqi ah uga... Read more
NEWS Weerar culus oo gantaalo ah oo saakay lagu qaaday magaalada Tel Aviv Cabdi CadeJanuary 5, 2025January 5, 2025 by Cabdi CadeJanuary 5, 2025January 5, 20250 Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen, ayaa saakay oo Axad ah weerar culus oo gantaalo ah waxa ay ku weerareen qeybo kamid ah magaalada Tel Aviv ee... Read more
NEWS Sawirro: Meydadka askartii Xawaadle ee lagu laayay Ceelbaraf oo la aasayCabdi CadeJanuary 5, 2025January 5, 2025 by Cabdi CadeJanuary 5, 2025January 5, 20250 Waxaa saakay qabuuro kuyaalla magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan lagu aasay , askartii katirsaneyd ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, kuwaa oo qaab foolxun oo aano... Read more
NEWS Cudur u eg Covid-19 oo ka dilaacay Shiinaha iyo Dunidda oo isha ku heysaCabdi CadeJanuary 5, 2025 by Cabdi CadeJanuary 5, 20250 Dalka Shiinaha waxaa ka dilaacay xanuun cusub oo soo ritay dad aad u badan , waxaana isbitaalada kuyaalla dalkaasi buux dhaafiyay dad badan uu soo... Read more
NEWS Antony Blinken oo booqashadiisa ugu dambeysay ku tagaya saddex dal oo…Cabdi CadeJanuary 5, 2025 by Cabdi CadeJanuary 5, 20250 Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken, oo dhawaan xafiiska banneenaya , ayaa maanta u bilaabatay booqashadiisa ugu dambeysay isaga oo matelaya dowladda Mareykanka uu ku... Read more
NEWS Haweeneyda ugu da’da weyn adduunka geeriyootay iyada oo jirta …Cabdi CadeJanuary 4, 2025 by Cabdi CadeJanuary 4, 20250 Haweeney u dhalatay dalka Japan, oo diwaanka Guinness World Records uu u aqoonsaday haweeneyda ugu da’da weyn adduunka, ayaa geeriyootay iyadoo 116 jir ah. Tomiko... Read more
NEWS Xildhibaan caan ah oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha HirshabelleCabdi CadeJanuary 4, 2025 by Cabdi CadeJanuary 4, 20250 Waxaa sii kordhaya siyaasiyiinta caanka ah ee laga soo doorto dowlad goboleedka Hirshabelle, kuwaa oo dhaliil xooggan u jeedinaya Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen... Read more