Xildhibaanada Taageersan Jawaari oo Wariyaal isku bedelay si toos ahna Warar usoo tabinaya
Xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa hada ku sugan Xildhibaano labo garab u kala jaban, waxaana wali aan bilaaban kulanka Baarlamaanka oo la filayo in looga...