Soomaaliya oo loogu baaqay in Isbedel deg deh ah ku sameyso ciidankeeda
Dalalka deeq bixiyayaasha caalamka ee taageera dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday dowlada in ay dedejiso isbadalka ay ku sameeneyso ciidamadeeda amaanka kana dhigto kuwa...