Tartan dad badan ka yaabiyay oo loo qabtay Haweenka Sacuudiga (Daawo Sawirro)
Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii ugu horeesay lagu qabtay tartanka baaskiilada dumarka, waxaana tartankan kasoo qeyb galay haween badan oo aad ugu faraxsanaa ka qeyb galka...