Dowladda Ethiopia Oo Ka Soo Horjeesatay In Ciidamada AMISOM Ay Kabaxaan Soomaaliya
Taliska Itoobiya ayaa doonaya in ciidamada Nabad Ilaalina Midowga Africa ee ka howlgala Soomaaliya in ay dalka joogaan sida uu sheegay Afayeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda...