Ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa xabsi dhigay afar qof oo lagu soo eedeeyay in ay sameesteen bogg Internet ah ay lacago sharci daro iyo baad...
Warbaahinta Somaliland qaarkood ayaa baahiyay war ku aadan in 15-kii bishan Hotel kuyaala magaalada Hargeysa laga soo xiray Safiirkii hore ee dowlada Soomaaliya u fadhiyay...
Booliiska gobolka Florida ee dalka Mareykanka ayaa toogasho ku dhaawacay nin hubeesan oo galay goob lagu ciyaaro  kubadda Golf-ka uu leeyahay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump....
Wararka ka imaanaya magaalada Jalalabad ee dalka Afgaanistan ayaa sheegaya in xalay saqdii dhaxe qarayo ismiidaamin ah lagu qaaday garoon kubada lagu ciyaaro, xili halkaasi...
Dalalka Midowga Yurub oo soo geba gabeeyey kulan ay ku lahaayeen magaalada Sofia ee dalka Bulgaria ayaa sheegay inay iska difaaci doonaan cunaqabateynta Maraykanka ku...
Xabsigii mudada dheer la galiyay Nelson Mandela ayaa ahaa dhacdadii ugu weyneyd Afrika qarnigii lasoo dhaafay, iyada oo maalinkii laga siidaayay xabsi ku yaala magaalada...