Madaxweyne Laftagareen oo saxiixay Hindise sharciyeed muhiim ah
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdıcasııs Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada oo ay diyaarisay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed....