Shir Xasaasi ah oo ka dhan ahaa kooxda Daacish oo Boosaaso ka dhacay
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Kulan ay yeesheen labada Gole ee maanulka Puntland oo ku saabsan hawlgalka argagixisada Daacish looga sifeynayo Puntland...