Madaxweyne Cirro oo la kulmay guddi uu u xil saaray tirakoobka Ciidamada
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulankii ugu horreeyey la yeeshay guddidii uu dhawaan u xil saarey tirokoobka, dib-u-habeynta iyo casriyeenta ciidamada...