NEWS Ciidamada Puntland oo maanta howlgal xooggan ka wada togga JaceelCabdi CadeFebruary 4, 2025 by Cabdi CadeFebruary 4, 20250 Ciidamada difaaca maamulka Puntland, ayaa maanta wada howlgal balaaran oo lagu ciribtirayo dagaalyahannada kooxda Daacish, waxa uuna howlgalkan maanta ka socda dhoor aag oo ay... Read more
NEWS Wasiirkii hore ee Difaaca oo mar kale Wasiirnnimo loo dhaariyay (Sawirro)Cabdi CadeFebruary 4, 2025February 4, 2025 by Cabdi CadeFebruary 4, 2025February 4, 20250 Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ka qeybgalay munaasabadda dhaarinta Wasiirka Cusub Wasaaradda Qorshaynta Koonfur Galbeed Mudane Cabdixakiin Maxamed Xaaji Fiqi.... Read more
NEWS Jubbaland oo dib ula wareegtay xarunta degmada BaardheereCabdi CadeFebruary 4, 2025February 4, 2025 by Cabdi CadeFebruary 4, 2025February 4, 20250 Maamulka Jubbaland ayaa muddo kaddib dib ula wareegay xarunta maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo, xaruntaasi ayaana la sheegay in muddooyinkii lasoo dhaafay heesteen lana... Read more
NEWS Maxey Puntland ugu deg-degtay soo bandhigista Laahor ?Cabdi CadeFebruary 4, 2025February 4, 2025 by Cabdi CadeFebruary 4, 2025February 4, 20250 Bogga ka warrama wararka la xiriira howlgalka Puntland ay ka wado buuraha gobolka Bari ee la-dagaallanka Daacish iyo warbaahinta maxalliga ah ayaa shalay soo bandhigay... Read more
NEWS Doon siday agab ciidan iyo raggii la socday oo gacanta lagu dhigayCabdi CadeFebruary 4, 2025February 4, 2025 by Cabdi CadeFebruary 4, 2025February 4, 20250 Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay doon looga shakisan yahay in ay katimid dhinaca dalka Yemen, taas oo waday darees iyo agabyo... Read more
NEWS Madaxweyne Trump oo hakiyay go’aan xiisad abuuray uu horey u gaarayCabdi CadeFebruary 4, 2025 by Cabdi CadeFebruary 4, 20250 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii hakiyay canshuur-kodhinti uu saaray badeecadaha ay Canada iyo Mexico u soo dhoofiyaan Mareykanka, canshuurtaas oo gaareysay 25%. Go’aanka madaxweynaha... Read more
NEWS Sargaal sare oo kasoo goostay Daacish oo isku soo dhiibay Ciidanka PuntlandCabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 20250 Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Siciid (Laahoor) oo ka tirsanaa kooxda Daacish ayaa maanta isu dhiibay ciidamada Puntland, sida ay shaaciyeen mas’uuliyiinta degmada Qandala ee gobolka Bari. Laahoor... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan oo soo celiyay Derajadii iyo xaquuqdii uu lahaa Gaashaanle sare Ibraahim…Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ku soo celiyey dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee Gaashaanle Sare Ibraahim Macallin Cabdullaahi... Read more
NEWS DFS oo la timid farsamo lacag looga cunayo rakaabka dibadda u baxa iyo khilaaf…Cabdi CadeFebruary 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 20250 Dowladda Soomaaliya ayaa la timid qorshe cusub oo lacag looga sameenayo dadka shacabka ah ee doonaya in dalka dibadiisa u safraan, iyadoona dadka xujo looga... Read more
NEWS Sawirro” Safiirka Falastiin u qaabilsan Soomaaliya oo Muqdisho yimid lana kulmay…Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 20250 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dowladda Falastiin usoo magacowday... Read more