Madaxda gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa ka falceliyay cambaareyn ku aaddan tallaabo uu dhowaan madaxweynaha Kenya meesha uga saaray hannaan muddo dheer ka jiray gobolka...
Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan, Cali Yuusuf Axmed ayaa maanta ka sheegay Qaahira in dagaalka daba-dheeraaday ee Suudaan uu ku dhowyahay heer gabagabo ah, isagoo sabab...
Hawlgal xooggan oo ay aroornimadii hore ee saaka qaadeen ciidamada difaaca dowladda Puntland ayay ku dileen in ka badan 40 dagaallame oo ka tirsan Argagixisada...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniinti shalay sheegay, in haddii aanan la soo deynin la heytaystayaasha Isra’il ee lagu hayo Gaza duhurnimada Sabtida soo socota,...