Kheyre oo la kulmay Guddiga ammaanka iyo siyaasadda ee Midawga Yurub (Daawo Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium kula kulmay Guddiga ammaanka iyo siyaasadda ee Midawga Yurub (EU...