Weerar Mindi loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Paris (Daawo Sawirada)Cabdi CadeMay 13, 2018 by Cabdi CadeMay 13, 20180 Nin Mindi ama toorey ku hubeesnaa ayaa la sheegay in weerar dhimasho iyo dhaawac dhaliyay ka geestay bartamaha magaalada Paris ee Caasimada Dalka Faransiiska. War... Read more
Ciidamada Dowlada oo Al Shabaab kala wareegay Degmo katirsan gobolka HiiraanCabdi CadeMay 13, 2018 by Cabdi CadeMay 13, 20180 Ciidamada Milatariga Soomaaliya ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa saakay dagaal la’aan kula wareegay Degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, kadib markii degmadaasi isaga baxeen dagaalyahanada... Read more
Madaxweyne Farmaajo oo maanta kusii jeeda Qatar iyo xog ku aadan ujeedka SocdaalkiisaCabdi CadeMay 13, 2018 by Cabdi CadeMay 13, 20180 Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Doha ee Caasimada dalka Qatar. Farmaajo ayaa casuumad rasmi... Read more
Caalamul Quraan Online oo Bishaaro Muhiim ah u haya Qurbo joogta SoomaaliyeedCabdi CadeMay 13, 2018May 13, 2018 by Cabdi CadeMay 13, 2018May 13, 20180 Dugsiga Casriga ah ee Caalamul.quraan waxa uu Ogaysiinaya uguna Bishaareenayaa Bulsha weynta Soomaaliyeed ee ku nool gudaha iyo dabadaba ee jecel barashada diinta islaamka in... Read more
Maxaa kasoo baxay kulan ay maanta yeesheen Michael Keating iyo Madaxweyne Gaas ?Cabdi CadeMay 12, 2018 by Cabdi CadeMay 12, 20180 Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa Maanta oo ay taarikhdu tahay  12 May 2018 waxaa uu xafiiskiisa Kulan kula qaatey Wakiilka xog-hayaha guud... Read more
Turkiga oo shaaciyay in Soomaaliya lagu haayo cadaadis ka dhashay Khilaafka KhaliijkaCabdi CadeMay 12, 2018May 12, 2018 by Cabdi CadeMay 12, 2018May 12, 20180 Dowlada Turkiga ayaa markii ugu horeesay si cad uga hadashay saameynta Dowlada Soomaaliya ku yeelatay Khilaafka ka dhax aloosan qaar kamid ah Wadamada Khaliijka Carabta... Read more
Mashruuca Sugidda Amniga Muqdisho oo la daah furay (Daawo Sawirada)Cabdi CadeMay 12, 2018 by Cabdi CadeMay 12, 20180 Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Daah-furay mashruuca Sugidda Amniga caasimada Muqdisho, sheegeyna in 90 cisho gudahood la... Read more
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo galay Fasax Sharci daro ahCabdi CadeMay 12, 2018 by Cabdi CadeMay 12, 20180 Gudoonka Golaha Shacabka ayaa maanta si adag uga hadlay Xildhibaano katirsan golaha Shacabka oo fasax la’aan maalmihii iyo saacadihii lasoo dhaafay dalka dibadiisa ugu ambo... Read more
C/weli Muudey oo sheegay in magaca Dowladda uusan aheyn Nabad iyo NololCabdi CadeMay 12, 2018 by Cabdi CadeMay 12, 20180 Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa ka hadlay hal heyska dowlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ee Nabad iyo Nolol. Waxa... Read more
Madaxweyne Gaas oo magacaabay Wasiiro cusub oo maamulkiisa kamid noqonayaCabdi CadeMay 12, 2018 by Cabdi CadeMay 12, 20180 Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay Labo Wasiir oo kamid noqonaya maamulkiisa. Wareegtada kasoo... Read more