Gudoomiyihii Maxkamada sare oo ka hor yimid xil ka qaadistii Farmaajo ku sameeyay
Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa kasoo horjeestay sharci darana ku tilmaamay xil ka qaadistii uu shalay ku sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Framaajo....