Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhaawacantay oo qaarkood dhaawacoodu culus yahay, kaddib markii nin gaari xowli ku waday uu jiirsiiyay dad ku sugnaa magaalada...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa dadka deegaanka , ayaa howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen baadiyaha deegaanka Jowlo ee gobolka Mudug ku...
Maxkamadda degmada Waabari ee gobolka Banaadir, ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday nin iyo xaaskiisa oo lagu eedeeyay in ay iska duubeen muuqaalo...
Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in laba duqeymood oo xalay laga fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari lagu beegsaday dagaallamayaal ka...
Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku qabtay 5 qof oo lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin kooxda Argagixisada ah...