Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay si toos ah uga hadlay dagaalka ay ciidamada difaaca Puntland kula jiraan...
Dowladda Mareykanka oo warbixin soo saartay ayaa saaka oo Isniin ah ku dhawaaqday in ay duqeymo lagu beegsaday Argagixisada ISIS xalay ka fulisay buuraha Calmiskaad...
Kooxo burcad hubeysan oon heybtooda la garan, Â ayaa xalay deegaanka Samora ee hoostaga magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo...