Dowladda Mareykanka oo warbixin soo saartay ayaa saaka oo Isniin ah ku dhawaaqday in ay duqeymo lagu beegsaday Argagixisada ISIS xalay ka fulisay buuraha Calmiskaad...
Kooxo burcad hubeysan oon heybtooda la garan, Â ayaa xalay deegaanka Samora ee hoostaga magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya war kasoo baxay ayaa lagu shaaciyay in xalay howlgal dhinaca cirka ah oo iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dowladda Mareykanka...
Mareykanka ayaa Axaddii shalay si buuxda u taageeray hadafka dagaalka Israa’iil ee Gaza, kaddib markii uu Xoghayaha Arimaha Dibada Marco Rubio uu sheegay in ay...
Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weerar dagaalyahanno katirsan kooxda Daacish maalmo kahor ku qaadeen ciidamada difaaca maamulka Puntland ee ku sugan buuraha Calmiskaad...
Qaar ka mid ah dadka caddaanka ah ee Koonfur Afrika ayaa Sabtidii shalay muujiyay taageerada ay u hayaan madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, iyagoo isugu soo...
Israa’iil ayaa tan iyo saakay ku kacday dhowr ficil oo ka soo horjeeda heshiiska xabbad-joojinta Qasa, kaddib markii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ay...
wajigiisii labaad ayaa laga gaaray guulo taariikhi ah, iyadoo lagu jebiyay argagixisada dagaallo toos ah oo ay isku wajaheen jiidaha hore ee Togga Jeceel ciidamada...