War lagu baahiyay warbaahinta dowladda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in howlgal khasaare geestay laga fuliyay xalay guri kuyaalla degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, halkaas oo...
Hoggaamiyayaasha Yurub ayaa yeeshay wada-hadal deg deg ah oo ay ku yeelanayaan magaalada Paris ee xarunta Faransiiska ayaa ku baaqay in sare loo qaado kharashaadka...
Diyaarad rakaab wadday oo ay leeday shirkadda Delta Air Lines ee dalkan Mareykanka ayaa Isniintii shalay ku rogmatay, garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Toronto,...
Guddoonka labada Aqal ee BJFS oo kulamo wadatashi ah ka yeeshay furitaanka kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka ayaa go’aamiyey in si rasmi ah kalfadhiga loo furo...