Madaxweyne Cirro oo Turkiga u bandhigay arrin ay si weyn u daneenayaan
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire 𝐀𝐥𝐩𝐞𝐫 𝐀𝐤𝐭𝐚ş iyo...