Dagaallamayaal katirsan kooxda Al Shabaab, ayaa saakay aroortii hore weerar culus oo qaraxyo ku bilowday ku qaaday fariisimo ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ku...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa noqonaysa hoggaanka Madasha Iskaashiga Wasiirrada Maaliyadda Dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) ,2-da sano ee soo socota oo ka bilaabanaysa...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii shalay si kulul u weeraray madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy, isaga oo ku tilmaamay in uu yahay “kaligii taliye bilaa...
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa yeeshay wareeggii ugu horreeyay ee wadahadallada farsamo ee kadib heshiiskii Baaqa Ankara, oo lagu doonayo in lagu xoojiyo xiriirka labada dal...
Maamul goboleedka Puntland ayaa go’aan rasmi ah kasoo saaray isticmaalka lacagta 50 ka dollar , oon sanadihii lasoo dhaafay aan laga isticmaaleyn deegaannada maanulkaasi. Isticmaalka...
Dalalka reer Galbeedka ayaa si weyn uga soo horjeestay qaabka dowladda Mareykanka u wajaheyso xal u raadinta colaada u dhaxeysa Ruushka iyo Ukraine, waxaa sidoo...
Ururka Xamaas iyo Israa’iil ayaa mar kale gaaray heshiis ay isku dhaafsanayaan maxaabiis ay labada dhinac kala heestaan, waxaana durba lasii diyaariyay liisaska iyo magacyada...
Kenya, markii wax ka yar toddobaad kaddib ay ku guul-darraysatay loolankii ay ugu jirtay kursiga guddoomiyaha guddiga joogtada ah ee ururka Midowga Afrika, ayaa shalay...