Madaxweyne Guudlaawe oo tagay farumaha hore ee dagaalka (Sawirro)
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta booqday furumaha hore ee dagaalka, halkaas oo ay joogaan ciidamada maamulka Hirshabelle, kuwa xoogga...