Xukuumada Somalia oo ka hadashay hadal kasoo yeeray Wasiir katirsan dowlada Imaaraadka
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha dibada Dowlada Imaaraadka Carabta Anwar Qarqaash oo dhawaan la hadlay Idaacada BBC-da ayaa sheegay heshiiskii Dekadda Berbera la galeen Dowladii hore...