Xilalka la filayo in dhawaan magacawdo dowlada Soomaaliya kadib doorashadii Mursal (Akhriso)
Waxaa shalay magaalada Muqdisho lagu doortay Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waxaana doorashada kusoo baxay Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Dowlada waxaa hada...