Maxkamadeynta ragii ka dambeeyay Weerarkii Hotelka Naasa Hablood 2 oo lasoo gabo gabeeyay
Maxkamada Darajada koobaad ee ciidanka qalabka sida ayaa soo gabo gabeysay dhageysiga dacwadaha loo heesto Xubno katirsan Al Shabaab oo weerar ku qaaday Hotelka Naasa...