Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa kasoo horjeestay sharci darana ku tilmaamay xil ka qaadistii uu shalay ku sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Framaajo....
Waxaa sii kordhaya dilalka qorsheesan ee magaalada Muqdisho ka geesanayaan kooxaha biskooladaha ku hubeesan xili magaalada ay ka howlgalayaan ciidamo cusub oo loogu tala galay...
Waxaa maanta xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho lagu dhaariyay Wasiiradii uu dhawaan soo magacaabay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya marka laga reebo Wasiirka Warfaafinta oo...
Waxaa sii xoogeestay khilaafka u dhaxeeya Madaxda sare ee maamulka Galmudug kadib markii la isku khilaafay qaabkii loo qeyb saday Xildhibaanada lagu biiriyay Galmudug iyo...