Madaxweyne Farmaajo oo goordhaw si rasmi ah u furay Shirka Amniga Qaranka
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa magaalada Baydhabo si rasmi ah uga furay shirka Amniga Qaranka ay ka qeyb galayaan Madaxda sare ee...