Mid kamid ah Wasiiradii uu Magacaabay Kheyre oo maanta xilka la wareegay (Daawo Sawirada)
Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ka qeyb galay munaasabad ay xilka kula wareegayeen wasiirka iyo wasiir kuxigeenka Cusub...