Maamulka Puntland , ayaa shaaciyay in ay bilaabanayaan duqeymo culus iyo howlgallo balaaran oo ka dhan ah kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad, xilli...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Sarreeye Guuto Liibaan Cali Yarow, ayaa faahfaahin ka bixiyey geeridii ku timid Jeneraal Sheegow Axmed Cali...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa  casuumaad u fidiyey madaxda dowlad-goboleedyada dalka ka jira, marka laga reebo maamulka Jubbaland oo dowladda Federaalka Soomaaliya u aqoonsan...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, ayaa si adag u cambaaraysay booqashada lagu wado in Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya uu ku tegayo magaalada...
Waxaa maanta magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo lagu soo dhaweeyay wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kuwaa oo horudhac u ah safarka la...
Mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda Arrimaha dibadda Mareykanka (State Department) ayaa soo jeediyay in la xiro safaaradda Mareykanka ee Muqdisho, islamarkaana shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta laga daad-gureeyo,...