Xarunta NIRA ee Laascaanood oo maanta xariga laga jaray (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta hay’adda diiwaangalinta aqoonsiga dadweynaha ee (NIRA), oo xarun cusub ku...