Waxaa goordhaw ka tanaasulay in ay ka qeyb galaan Wareega labaad Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka Musharaxiinta kala ah Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo Shariif...
Waxaa goordhaw soo dhamaatay codeynta Wareega koobaad ee doorashada Gudoomiyaha golaha Shacabka, waxaana goordhaw la filayaa in ay bilaabato tirinta codadka. Doorashada waxaa ku tartamaya...
Waxaa goordhaw Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka in uu u tartamo ka tanaasulay Musharax Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe   oo horey uga mid ahaa Xildhibaanada...
Waxaa goordhaw xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada Gudoomiyaha golaha Shacabka, waxaana kursigan ku tartamaya 11-Musharax. Xildhibaanada ayaa maanta si rasmi ah...
Waxaa goordhaw la filayaa in xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka , waxaana kursigan ku tartamaya 11-Musharax. Waxaa hada...
Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay ciidamo la sheegay in ay kasoo goosteen maamulka Somaliland, waxaana ciidankan soo goostay lagu soo bandhigay deegaan katirsan gobolka Sool....
Warar goordhaw aan helnay ayaa sheegaya in qaar kamid ah Musharixiinta u taagan xilka Gudomiyaha Golaha Shacabka kahor doorashada iyo marka ay bilaabto kadib ku...