Waxaa saakay Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool mar kale ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa Puntland, waxaana dagaalkaasi ka...
Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland in uu masuul ka tahay dagaalka saakay dib uga qarxay Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxa ayna puntland...
Shirkadda Korontada ee BECO ayaa Qiimo Dhimis Hor leh ku sameysey Adeegeedii Korantada si ay bulshada Soomaaliyeed ugu faa’iideestaan , waxaana qiimo dhimistan shir jaraa’id...
Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada maamulada Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa saakay ka socda Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana dagaalkan la isku adeegsanayaa...
Warbaahinta Mareykanka ayaa todobaadkan si aad ah u hadal heysa kulan qarsoodi ah oo xoghayihii hore ee arimaha dibadda John Kerry uu la qaatay  wasiirka arimaha...
Waxaa Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay lagu qabtay Degmadda Kaxda ee Gobolka Banaadir, xafladaan ayaa ku saabsaneyd dhismaha guddiga Nabadda Degmadda Kaxda,...