Daawo Sawirada: Madaxweyne ku guuleestay Tartan Caalami ah uu ka qeyb galay
Madaxweynaha dalka Turkmenistan, Gurbanguly Berdimuhamedov ayaa si lama filaan ah ugu guuleestay Tartan caalami ah oo baabur wadista oo lagu qabtay  lama degaanka Karakum ee dalka Turkmenistan....