Ra’isul Wasaare Xamse oo ballanqaad muhiim ah u sameeyay Khaatumo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyey xarunta Barlamaanka SSC-Khaatumo, ayaa sheegay loo baahan yahay midnimo iyo wadajir ummadeed...